Akhriso: Maamulka Hir-Shabeelle oo soo saaray Amar ku socda Shacabka M/Jowhar

War ka soo baxay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha maamulka Hirshabeele ayaa lagu amray dadka dagan warshaddii hore ee sonkorta isnaay biyaaso ee magaalada jowhar.

Dadka deegaanka ka dhigtay xarunta ay warshadda ku taalo ayaa lagu amray in sida ugu dhaqsiyaha badan uga guuraan halkaasi.

Nuqul ka mid ah qoraalkaas oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Hirshabeelle Sabriye Cismaan Toxobow oo soo gaaray Radiodalsan.com Hoos Ka Akhriso.