Sawiro:Shir looga hadlayo arimaha Afrika oo ka furmay dalka Rwanda

Waxaa magaalada Kigaali ee Caasimada Rwanda ka furmay Wajiga labaad ee Shirka  dhamaystirka Hab-maamuuska Qabyo qoraalka isku socodka xorta ah ee Dadyoowga Africa(free movement of person in Africa).
Shirkan ayaa wajigiisa labaad waxaa kaalinta ugu muhiimsan iska lahaa Hay’addaha Socdaalka Afrika ( immigrations Africa ) madama arimaha laga hadlaayo ay yihiin shaqooyinka Hay’addaha Socdaalka.
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya waxaa shirkaas uga qeybgalay quburo Soomali ah oo ka tirsan HSJ kuna taqasuusay shirciyada iyo hababka socdaalada dunida.
Hadafka ugu dambeya ee laga leeyahay qabyo qoraalkan isku socdka xorta ah ee dadyowga Afrika ayaa ah in dhamaan dalalka Afrika ay isku gudbi karaan iyadoo aysan jirin wax Fiiso ah ama dal-ku gal ah ee lagu soo galayo dalalka afrika.
Sawiro

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media