3 Gabdhood oo wada dhashay aya ka mid noqday dadki ku dhintay weerarki Pizza House

Sida ay qortay wakaalada wararka dawladda ee SONNA 3 gabdhood oo wada Isla dhashay ayaa ku geeriyooday weeararki saaka la so afjaray ee Pizza House .

gabdhaha oo usoo damaashaad tagay Goobta waxa kale  dhaawacantay gabar la dhalatay oo lagu Baxnaaninayo cisbitaal Madiina

Tirada Guud ee dhimashada aya ah 18 qof Inta bookiska sheegeen.