Wakiilka QM ee Somalia Michael Keating ayaa khamiistii maanta gaaray magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Cali C/llahi Cosoble oo arbacadii gaaray magaaladaasi ayaa waxgaradka reer hiiraan ka dalbaday in ay soo dhaweeyaan Wakiilka QM ee Somalia.
Ujeedka socdaal Michael Keating ee Baladweyn ayaa lagu sheegay mid la xiriira dhameynta tabashooyinka waxgaradka reer Hiiraan ee maamulka Hirshabeele.
Halkan hoose ka dhageyso Madaxweynaha Hirshabeele “Cosobleâ€