Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireyn wadooyinka qaar ee muhiimka ah ee magalada Muqdisho.
Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Isgoyska Banaadir Isgoyska tarabuunka oo aan loo soo gudbi karin dhinaca wadada taleex,isgoysyada howl-wadaag iyo darjiinka ahaa ka mid ah goobaha ay ciidamadu diidaysan in loo kala gudbo.
Laamaha amniga weli mashaacin sababta wadooyinka muhiimka ah ee muqdisho maanta loo xiray,waxaana meelaha qaar lagu arkayaa Shacabka oo lugeynaya.