Turkish Airlines oo si rasmi ah u bilawday duulimaadyadeeda Soomaaliya

Shirkada diyaaradaha ee Turkish Airlines ayaa Maanta si rasmi ah u bilawday duulimaadyadeeda Muqdisho.

Duulimaadkii ugu horeeyay ayay Maanta ku timid garoonka Aden Cade tan iyo markii uu dhacay qaraxii diyaarada Daallo Airlines bishii Febraayo ee sanadkan.

Diyaarada ayaa Maanta keentay ugu yaraan 30 ruux sida wararka aynu ku helnay waxaana soo dhaweeyay masuuliyiin dowlada ka tirsan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor