Toos u Daawo doorashada Madaxweynaha K/Galbeed

Waxaa Goordhow Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Ilaa 5 Musharax ayaa u taagan u tartamida qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed,kuwaas oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid Axmed Sheeikh Daahir iyo Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen.

Hoos Ka Daawo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor