• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, June 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Taliye Xijaar oo Maanta ka hadlay howlgalada Amni ee ka socda Muqdisho & qorsheyaal kale

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 29, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 2 mins read
A A
Taliye Xijaar oo Maanta ka hadlay howlgalada Amni ee ka socda Muqdisho & qorsheyaal kale
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Soomaaliya Sareeye gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal ku talagal ah oo la doonayo in lagu xaqijiyo xasiloonida caasimadda iyo guud ahaan degmooyinka kale ee dalka.

Taliyaha Ciidanka oo ka qeybgalay kulanka todobaadka ee warbaahinta dowladda ayaa sheegay in meel wanagsan ay marayaan howlgalada ciidanka ee la dagaalanka muqaadaraadka iyo kan samakaab ee ka socda caasimadda iyo guud ahaan dalka.

Taliye Xijaar ayaa caddeeyay in labadii bilood ee la soo dhaafay xoogga la saaray degmooyinka ay ku badan yihiin falalka xasilooni darada ah ,sidaa daraadeedna howlgaladii u dambeeyay lagu soo qabtay in ka badan 4-boqol oo ruux .

Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xusay in lagu guuleystay la dagaalanka  muqaaadaraadka, wuxuuna dhinaca kale codsaday in shacabka,gaar ahaan waalidiinta ay ciidanka kala shaqeeyaan amniga caasimadda iyo kan gobolada dalka.

Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa u mahadceliyay Guddoomiyaasha iyo taliyaasha ciidanka ee degmooyinka gobolka Banaadir,isagoo uga mahad celiyay kaalintii ay ka qaateen sugidda amniga.

Previous Post

Madaxweynaha Somaliland oo diray Dhambaal ku aadan sannadka cusub ee Islaamka

Next Post

DEG DEG: Wasiirkii Cadaaladda Koonfur Galbeed oo Qarax Is-miidaamin ah lagu dilay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post
DEG DEG: Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Codka kalsoonida siiyay RW Xamse Barre

DEG DEG: Wasiirkii Cadaaladda Koonfur Galbeed oo Qarax Is-miidaamin ah lagu dilay

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, today paid an official visit to the...

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Changsha, China—At the margins of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) ministerial meeting held in Changsha, Hunan Province, China, Somalia...

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In a bold diplomatic move, the Federal Government of Somalia has formally demanded the dismantling of the...

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
June 12, 2025
0

Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen...

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
English News

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
English News

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
English News

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure
English News

Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
  • Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
  • Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
  • 13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00