Taliyaha Ciidanka boliska oo shaaciyay in saraakiisha boliska ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka ay u codeyn doonaan Madaxweyne Xasan sheikh maxamuud.

Taliyaha Ciidanka boliska ah taliyaha Gudiga Amniga ee Doorashada dadban Maxamed Shiikh Xasan xaamud ayaa shaaciyay in saraakiisha boliska ee kamid noqday baarlamaanka cusub

In ay u Codeyn doonaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Madaxtinimda

Hadalkaas ayuu ka sheegay Munaasabadii 73-Sano guuradii kasoo wareegatay Aas aaska Ciidanka boliska Somaliyeed oo Shalay Muqdisho lagu qabtay

Waxaana Madashaa Kusugnaa Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

Halkan ka dhageyso Maxamed Shiikh Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Boliska

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor