C/wali Gaas iyo Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg deg loo fidiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

C/wali Maxamed Cali Gaas Madaweynaha Puntland ayaa mar uu ka hadlayay abaaraha ka taagan deegaano katirsan Gobolada Dalka ayaa waxa uu ku dhaliilay Beesha Caalamka iyo Xukuumada Federaalka in ay ka gaabiyeen in wax laga qabto xaaladaha abaaraha.

Mr Gaas ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka abaaruhu ay saameeyeen.

Dhinaca kale Raisul Wasaarihii hore ee Xukumadii KMG iminka ah Musharax Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Talaadadii Dalka dib ugu soo laabtay ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro deegaanada ay abaraaha ku dhufteyn.

Halakan ka dhageyso Madaxweynaha Puntland C/Wali Gaas

Halkan ka dhageyso Maxamd C/llahi “Farmaajo”

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor