Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee BFSm Cabdi Xaashi Cabdulahi.
Waxbarasho:
1964-1968: Dugsi sare, Madahania-Alam, Harar
1975-1977: Kuliyadda siyaasadd, Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, Muqdisho
1980-1981: Machadka Maamulka iyo Maareynta, SIDAM, Muqdisho
1985-1990: Kuliyadda Dhaqaalaha, Jaamacadda Umadda, Muqdisho
Shaqo:
1972-1974: Macalin Ceel Jaalle
1974-1975: Qasnajiga guud ee Wakaaladda ONAT, Muqdisho.
1977-1979: Xogheyaha xarumaha waxbasrashada UDHKS
1979-1980: Kaaliyaha 1aad ee gobolka W/galbeed, Hargeisa.
1979-1980: Guddoomiyaha degmada Marka
1981-1990: Maareeyaha guud ee golaha murtida iyo madadaalada ama Theater-ka
1979-1990: xubin golaha shacabka Soomaaliyeed.
1991-1992: Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta.
1992-1996: Agaasimaha Maareynta ee Hey’adda Afri-Action.
1997-2004: Agaasmiha Maareynta Tubta Nabadda.
2004-2009: Xubin Baanrlamaan.
2005-2007: Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka.
2008-2009: Wasiirka Caafimaadka
2012-2016: Xubin Baarlamaanka, iyo guddoomiyaha guddiga warfaafinta ee golaha shacabka.
Guddomiye Ku-xigeenka 1-aad Ee Aqalka Sare: Abshir Maxamed Axmed Bukhaari
Waxaa uu dhashay June 1970-kii, waxaa uu ku dhashay Xarardheere.
Shaqooyinka uu soo qabtay.
1991-1992: Care International
1996-1998: Hey’adda AMA
1999: BBC Monitoring
2004-2006: Hey’adda CRD, isku duwaha barnaamijyada
2006-2010: Telefishanka Caanka ah ee Al-Jazeera Network
2010-2011: Agaasime Madaxtooyada Soomaaliya
October 15, 2016: Waxaa uu Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) noqdey senator-kii ugu horeeyay ee la doorto.Â
 Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mowliid Xuseen Guhaad
1977: Dugsi sare, Ganaane
1978-1980: Kuliyadda Saraakiisha
1987-1989: Kuliyadda Maamulka iyo Xisaabaadka, Muqdisho.
1996-1999: Jaamacadda International Logistics, Finland
2001-2003: Jaamacadda Horumarinta waxbarshada iyo nabadda.
Shaqo:
1980-1990: Madaxa guud ee saadka ciidamada xoogga dalka ee Kismaayo.
2003-2014: Milkiilaha Shirkadda KEPA.
2009-2012: Guddoomiyaha shirkadda dhismaha SIRTA.
2014-2016: Xubin ka tirsan milkilayaasha korontada(WAAMO Energy).
Xigasho: SONNA
©Radio Dalsan