Xili xaalada siyaasadeed ee dalka Gambia ay gashay isbadal shalayna uu la wareegay talada dalkaas Madaxweyne Barow aya Soomaalida dalkaas ku nool oo gaaraya ilia 15 qof ku kulmeen caasmada Banjul
Sawirki ugu horeeyey oo ay so dhigeen baraha bulshada ayaa la arkay iyagoo kulmaya oo iska wareysanaya isbadalka dalka ay joogaan ka dhacay .
Gambia oo ah dal yar oo dhaca galbeedka Africa waxaa uu ku hareereysan dalka Senegal
Soomaaliya kuma lahan safaarad dalaka galbeedka Afrika iyadoo dad yar oo ganacsi u joogaa ay ku noolyihin dalalka Gamia iyo SenegalÂ