Somaliland oo war kasoo saartay Shirkii dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

Somaliland ayaa warkasoo saartay Shirkii dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho, waxaana ay baaq u dirtay Beesha Caalamka.

War Saxaafadeed kasoo baxay Somaliland ayaa waxaa lagu shaaciyay in aysan qayb ka hayn wax walba oo kasoo baxay shirkaasi dhawaan Madaxda dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ku dhexmaray muqdisho, kaasi lagu go’aamiyay nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta.

“Waxaanu nahay dal madax-bannaan oo aan wax shaqo ah ku lahayn doorashooyinka dalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri War Saxaafadeedka.

Hoos ka Akrisho War Saxaafadeedka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media