Sirdoonka Soomaaliya oo Sheegay inay Fashiliyeen Qaraxyo

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegay in  6-dii Bishan May ay fashiliyeen shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Ciidammada Sirdoonka ay gacanta ku dhigeen jaakado ay ku xiran yihiin waxyaabaha qarxa oo la doonayay in la galiyo gudaha Beerta Nabadda iyo Mooto Bajaaj qayb ka ahayd qorshaha weerarka Beerta Nabadda.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAAFDEEDKA

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor

Leave a Reply