Ogeysiis: Shirka La-tashiga Daneeyaha Maxalliga ee Hawlaha Iskaa-wax u qabso

Mudane iyo Marwo waxaad nagala soo Qeybgashaa shirka La-tashiga Daneeyaha Maxalliga ah ee Hawlaha Mashruuca Iskaa-wax u Qabso ah ee Heerka-Dahabka ah (MIWQ) ‘ Cunto karis tayo iyo Nadaafad ay helaan qoysaska Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.

Warshadda BURN Co. waxay hirgalineysaa howlaha Mashruuca iskaa wax u qabso (MIWQ ) ee hoos timaada Barnaamijka Heerka-Dahabka ah ee qiimeynta ( PoA ), ‘ ECOA_BURN Barnaamijka Karinta cunto tayo iyo nadaafad leh  ka hirgelisaa  ’ Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya .

The PoA waxaa maamulaya BURN Manufacturing Co. Haddaba, waxaa la qaban doonaa Aqoon-is-weydaarsi loogu talo-galay dadweynaha, siiba, dadka ay saameynta ku leedahay iyo kuwa daneynaya, oo ay ku jiraan Hay’adah aan Duwaliga aheyn, Ururadda Dumarka, Macahdyada Cilmi Baadhista, iyo hay’adaha/shakhsiyaatka ku hawlan qodobadda la xidhiidha wax-qabadka mashruucan.

Sidoo kale, waxaa loogu talo galay dadka ku hawlan dejinta siyaasadda guud ee dalka iyo tan gobolka, iyo dadweynaha, bulshada ama wakiil’adooda ee uu mashruucani si toos ah ama si dadban uu u saameynayo.

Hadaba waxan si xushmed leh kuugu casumaynaa labada shire ee ka kala dhacaya Mogadishu iyo Baidoa

Mogadishu: 14da May, 2023

Goobta :  Maida Hotel, Udhaw Golaha Murtida iyo Madadaalada, Somalia

Baydhaba16da May, 2023

Goobta :  Horyaal Hotel, Udhaw Madaxtooyada koonfur Galbeed, Somalia

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor