• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Shuruud lagu xiray Muhaajiriinta Soomaalida ee laga soo masaafurin lahaa Denmark

Bilan Media by Bilan Media
July 13, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xukuumadda cusub ee dalka Denmark ayaa la sheegay inay debcisay Go’aankii adkaa ee lagula macaamili jirey dadka Muhaajiriinta ee ku nool dalkaasi, gaar ahaan kuwa horey loogu wargeliyey in dib loogu celin doono dalalkooda hooyo.

Xukuumadda cusub ee dalkaasi ee Xisbiga Social Democrats ayaa debcisay mowqifkii ay ka taagnaayeen dhanka Muhaajiriinta, tan iyo markii Ololaha Doorashadda, waxayna muddo 3 isbuuc wada-xaajood la lahaayeen saddexda Xisbi ee ay kula heshiiyeen inay taageeraan Xukuumadda Cusub ee dalkaasi.

Mette Frederiksen ayaa ah Ra’isul-wasarada cusub ee dalkaasi, waana 41-jir noqotay Ra’isul-wasaarihii ugu da’da yaraa dalkaasi, waana Haweeneydii Labaad ee Ra’isul-wasaare ka noqota dalkaasi.

Mette Frederiksen oo hoggaamisa Xisbiga The Socdal Democrats waxa uu xisbigaasi horey bandow ugu soo rogay inay Haweenka Muslimiinta xirtaan Niqaabka iyo iyadoo uu Xisbiga horey u adkeyn jirey sharciga Muhaajiriinta iyo in dadka loo diido magangeliyada dib loogu celiyo dalalka ay u dhasheen.

Shabadda Wararka ee infomigrants.netwaxay qortay in Xisbiga haya Talada dalka Denmark ee Social Democrats iyo saddex Xisbi ee kale ku heshiiyeen Heshiis ka kooban 18 Bog, kaasi oo noqon kara in isbedel Fudud la sameeyo.

Heshiiska ay gaareen Xisbiga Ra’isul-wasarada cusub ee dalka Denmark iyo saddexda Xisbi ee Social  Liberals, Isbahaysiga Casaan-Cagaaran (The‘Red-Green Alliance’ iyo Xisbiga Socialist People’s Party (SF) waxa uu ku salaysan yahay in Siyaasadda ku wajahan Muhaajiriinta la debcin doono.

Ra’isul-wasaarada cusub ee dalkaasi ayaa looga baahan yahay inad la timaado Siyaasad aad u dabacsan oo ku aadan dadka Muhaajiriinta ee ku nool dalkaasi.

Sida laga soo xigtay Wargeyska The Local ee dalka Denmark, waxay Ra’isul-wasaare Mette Frederiksen sii wadi doonto inay diirada saarto Dib-u-celinta iyo Magangelyadda xilliga kooban ee la siiyo Muhaajiriinta.

Qorshe hore oo la doonayey in dadka la diido codsiyadooda Magangelyo-doonka ee la masaafurin doono lagu sii hayo Jesiirad ku taalla Badda Baltic Sea  oo Shaybaar u ah Qansiirka ayaa iyadana meesha laga saaray, oo laga noqday qorshahaasi.

Shabakadda kale ee “Refugees.DK” oo inta badan laga helo Warbixinadda qaxootiga ku nool dalka Denmark oo horey Abaalmarino ugu helay Hawshooda ku aadan Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ayaa ka hadashay Siyaasadda Xukuumadda cusub ee Arrimaha Muhaajiriinta.

Shabakadu waxay qortay in  Qaxootiga lumiyey Oggolaanshihii Deganaanshaha Denmark haddii ay xaalladda dalalkooda hooyo soo hagaagtay in haatan loo oggolaan doono inay sii joogaan Denmark.

Qaxootiga loo oggolaanayo inay sii joogaan dalkaasi ayaa ah kuwa shaqa haystay ugu yaraan 2-sanno, welina shaqeeya.

Isbedelka Fudud ee Siyaasadda Denmark waxay kaloo muhiim u noqon doontaa mustaqbalkooda 900 oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasi oo Deganaanshaha dalkaasi lumiyey  intii lagu guda-jirey sannadkii hore iyo qaar kale oo u dhashay dalka Denmark.

Si kastaba ha ahaatee, tirooyinka ugu badan ee iska dhiiba dalkaasi Sannadkan 2019-ka waxay ka kala yimaadeen dalalka Syria, Eritrea, Moroko, Georgia iyo Somalia.

Previous Post

Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Sawirro:-RW Kheyre oo Qaabiley Wafdi ka socda Dowladda Qatar

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post

Sawirro:-RW Kheyre oo Qaabiley Wafdi ka socda Dowladda Qatar

National Exams Begin Across Somalia: Students Sit for the Future

National Exams Begin Across Somalia: Students Sit for the Future

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

It was a morning charged with purpose, a morning of quiet footsteps and deep breaths. In Mogadishu and across several...

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

In a significant diplomatic milestone, the United Kingdom has formally recognized Somalia for pioneering the world’s first comprehensive national ammunition...

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

The Federal Government of Somalia’s Ministry of Information, Culture and Tourism has participated in a key regional summit organized by...

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — As the world marks June 12 – the World Day Against Child Labour, Somalia’s Ministry of Labour...

National Exams Begin Across Somalia: Students Sit for the Future
English News

National Exams Begin Across Somalia: Students Sit for the Future

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks
English News

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
English News

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
English News

CHILDREN DON'T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift
English News

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances
English News

Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • National Exams Begin Across Somalia: Students Sit for the Future
  • Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks
  • Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
  • CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00