Showgi sanadki cusub ee caawa ayaa la baajiyey kadib markii ay ciidamada NISA ku war-galiyeen in ay dhici karto weerar at geystaan kooxda shabab
Sida Radio Dalsan ogaatay Axmed Biif iyo kooxdiisa aya lagu wargaliyey galabta.
Video uu soo duubay ayuu ku sheegay in showga aanu garaneyn sabab loo baajiyo