• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Shiinees aragtayaa Cudurka Corona aragtay [Akhriso Qiso dhab ah !!!]

Bilan Media by Bilan Media
February 3, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waa mid ka mid ah ereyada midab takoorka ah ee lagu faquuqo Dadka ka soo jeeda qaaradda Aasiya ee Shiineesku ugu horreeyo , Baraha bulshada waxaa aad uga soo badanaya ereyo u muuqdo in lagu midab takoorayo dadka Aasiyanka ah iyada oo lala xiriirinayo Virus ka Corona oo ku sii faafaya meelo badan oo caalamka ah

Dadka u dhashay Dalka Shiinaha oo ah dalkii ugu horeeyay ee lagu arko Xanuunkan ayaa ka cabanaya midab takoor ay kala kulmayaan bulshooyinka kale ee ay ku dhex nool yihiin .

Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska Gabar Heysata dhalashada waddanka Faransiiska ha yeeshee asal ahaan ka soo jeedda Shiinaha ayaa faquuq kala kulantay bulshada ay ku dhex nooshahay waxa ayna mar qura ku tiri “anigu Virus maahi waligeygna Shiinaha ma tagin” .

Fariin lagu baahiyay Twitter-ka ayuu kaga cawday wiil dhalinyara ah oo ka soo jeeda qaaradda Aasiya isaga oo tilmaamay in Bulshada uu ku dhex nool yahay uu kala kulmayo faquuq .

Kaliya faquuqan kuma koobna Faransiiska ee waxa sidoo kale laga soo sheegayaa waddamo ay ka mid yihiin Canada iyo Newzland, halkaas oo qoysaska Asiyanka ah caruurtooda lagu midab takooro Iskuulada ay wax ka bartaan iyaga oo la’dareensiinayo in Corona ay sidan .

Gabar dhalashada Faransiiska heysata asalkeeduna yahay Vietnam ayaa sheegtay in si aan wanaagsaneen loola dhaqmay markii ay soo fuushay Bus dad badan ay saran yihiin , iyada oo qof walba uu billaabay in indhaha uu ku gubo gabadhan isaga oo iska fogeynaya , waxaana maqlay bey tiri haweeneey mid kale hoos ugu sheegeysa “Tani waa shiinees Virus ayayna waddaa ee dalkeeda halagu celiyo”

Faquuqan ayaa dadka dib u xanuusinaya midab takoorka lagu sameeyay dadka Asiyanka ah qarnigii 19-aad iyaga iyo Cunnooyinkooda aan wanaag saneeyn .

Barigaana waxaa caan baxay Oraahda ah iska jira Jaallaha , waxa ayna ahayd waqtigii ay billaabatay hijrada dadka shiineeska ah ay u aadi jireen Mareykanka .

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in Xanuunkan markii ugu horreeysay lagu arkay suuq lagu iibiyo hilibka Xeywaanaadka uu ka midka yahay Kibilliga.

Previous Post

Dhageyso;- Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Xildhibaano ka hadlay Khilaafka Wasaaradda Waxbarashada iyo Puntland

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Next Post

Xildhibaano ka hadlay Khilaafka Wasaaradda Waxbarashada iyo Puntland

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Roob mahiigaan ah oo si xooggan uga da’ay magaalada Muqdisho habeenkii xalay ayaa sababay daadad xooggan oo geystay khasaare naf...

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan
  • Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
  • “Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00