“Waxaan maanta shirgudoomiyay kulanka Billaha ah ee guddiga dhaqaalaha (FGC meeting) oo aan diiradda ku saarnay waxyaabaha inoo qabsoomay iyo caqabadaha jira sidii looga gudbi lahaa†ayuu yiri Wasiir C/raxmaan Ducaale Beyle.
IMF ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in Dowladda Sooomaaliya buuxisay dhammaan 27-dii shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) uu ku xiray si deymaha lagu leeyahay looga cafiyo.