Sawirro:-Wafdi ka socda Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya & Sharif Xasan oo ku kulmay Baydhabo

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta  gaaray Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheikh Cali (Qaloocow),waxana soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed.

Xubnah Qafdiga ayaa markii ay halkaasi tageen waxa ay xariga ka jareyn Wado laami ah oo dhexmarta Magalada Baydhabo taas oo gareysa ilaa 3km.

Wadfiga ayaa intaasi kadib waxa ay kulan gaar ah la qaateen Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan,waxa uuna uga mahad celiyey dhismaha laamiga ee Wadada dhexmarta Magaalada Baydhabo oo Gaadiid badan ay dhibaato ku qabeyn.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media