Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxa uu tababar u furay ciidamo Cusub oo ka mid noqonaya Ciidamada Maamulka Galmudug.
Munaasabad Ciidamada tababarka loogu furayay oo ka dhacday duleedka Cadaado ayaa waxaa Goob joog ka ahaa xubanaha labada Gole ee Galmudug Saraakiisha Amisom Taliyaasha Qeybta 21a,aad ee Ciidanka xoogga dalka Sooamaliya iyo Madax kale.
Madaxweyne kuxigeenka ayaa ciidamada u soo jeediyay dar daaran la xariira howlaha ciidanimo iyo sidii ay sharafta qaranka soomaaliyeed u ilaalin lahaayeen.
Hoos Ka Daawo Sawirrada