Faah afahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab ka kacay Guri ku yaala degmada Wadajir ee Gobolakan Banaadir dabkaas oo geestay khasaaro nafeed iyo mid hantiyeed intaba.
Wariyaheena Maxamed Cabdullaahi Boy ayaa soo sheegaya in debkaan uu ka kacay Guri ka agdhaw Xarunta shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee degmadaasi Wadajir, isla markaana ay ku geeroyootay oqf haweeney ah oo Gurigaas deganeyd.
Sidoo kale debka ayaa sababay khasaaro hantiyeed,waxana  Goobta gaaray Gawaarida dab demiska gobolka Banaadir kuwas oo ku guulestay in ay  demiyan debkaas.
Hoos ka Daawo Sawirrada