Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan inta uusan Siyaasadda soo dhex gelin waxa uu ahaa Ciyaartoy ka tirsan Naadiga K/cagta ee Kasımpaşa Spor Kulübü oo la asaasay sannadkii 1921-kii, kana mid ahayd Kooxaha Heerka Koowaad ee Turkiga.
Nadaiga uu Erdogan ka tirsanaa waxay ka dhisan tahay Xaafadda Beyoğlu ee magaalladda 2-aad ee ugu weyn dalkaasi ee Istanbuul.
Erdogan waxa u uahaa Xiddig khadka dhexe ka ciyaara. isla markaana Shacbiyadda ku dhex lahaa Taageerayaasha K/Cagta ee dalka Turkiga.