Sawirro:-Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka oo ka socota Baydhabo

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa haatan ka socota  doorashada kursi ka banaan Golaha Shacbaka Soomaaliya.

Kursigaas oo uu baneeyay Allaha u naxariistee  Xildhibaan Khaliif  Sheekh Cabdullaahi (Dheere) ayaa waxaa Maanta u tartamaya musharixiinta kala ah.

1: Isaaq Khaliif Sheekh

2: Cabdulqaadir Sh. Maxamed Nuur

3:  Xasan Macalin Ibraahim iyo

4:  Cabdullaahi Sh. Maxamed.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor