• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sawirro:-Ardayda Araga la oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare

Bilan Media by Bilan Media
May 27, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodaax barre ayaa maanta kormeer ku tagay inta badan goobaha uu ka dhacayo imtixaan shahaadiga ah ee dugsiga sare ee maanta ka biloowday dalka.

Wasiir Cabdulaahi Goodax Barre ayaa waxa kormeerka ku wehlinayay Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Gudoomiye ku xigeynka dhanka arimaha bulshada Gobalka Banaadir Basmo Caamir iyo xubno kale oo ka socday wasaaradda waxbarashada iyo maamulka gobalka banaadir.

Wasiirka waxbarashada iyo xubnihii la socday ayaa kormeerka ka bilaabay Jaamacadda Ummadda qeybaheeda ay ka koobantahay Gobalka Banaadir ee imtixaanku ka Socday iyo iskuulka almacaarif oo ay ku sugnaayeen arday araga aan wax ka arag iyo xarumo kale oo dhamaantod ku yaala gobalka banaadir.

Wasiirka wax barashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane cabdullaahi goodax bare ayaa kormeerka kadib waxa uu ka hadlay habka imtixaanka uu ku biloowday.

,, Maanta waxaan kormeer ku tagay qaar ka mid ah iskullada ku yaalla magaalada Muqdisho oo maanta uu si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka.

Imtixaankan waxaa u fadhistay sodon iyo kow kun iyo shan boqol oo ardey oo ku kala sugan gobolka Banaadir iyo gobollada dalka.

Waxaan la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada booliska Soomaaliyeed oo runtii kaalin muhiim ah ka qaatay habsami u socodka imtixaanka waxaan la kulmay shaqo aad u qurux badan iyo ardey firfircoon oo raba in aqoontooda iyo garaadkooda iyo dadaalkoodii labo iyo tobanka sano ay soo wadeen in ay muujiyaan.

Waxaan la kulmay ardey ka turjumeysa in ay guri wanaagsan iyo waalid wanaagsan ay ka soo dhax tooseen .

Dhammaan ardeyda waxay noo sheegeen inay ku faraxsan yihiin inay markale galan imtixaanka iyaggoo nagu tageeray qaabkii aan u joojinay imtixaankii hore mar hadii uu fashilmay sababtuna ay tahay in ardagu waxa uu shaqeystay uu ku meel maro midka aan shaqeysana islamarkaan doonaya in uu iibsado uusan ka buunda sarey ardeyga dadaalaya.

Waxaa jira dad rabo in mustaqbalka carruurta Soomaaliyeed in ay siyaasadeeyaan waxa ay qeyb ka yihiin kuwa cuuryaaminaayo mustaqbalka carruurta Soomaaliyeed waa in meel looga soo wada jeestaa.

Ardaydii aan maanta aan soo arkay ee imtixaanka u fadhistay waxa ku jiray qaar araga la kuwo lugaha ka jabay hadana imtixaanka diyaar u ah waxaa ku jiray gabdho umulo ah runtii intaba waxa ay u dadaalayaan sidii ay hourmar u gaari lahayeen.

Previous Post

Somali-British ku guuleystay xildhibaanimadda Baarlamaanka Cusub ee Europe

Next Post

Akhriso:-Somaliland oo sii daaysay Maxaabiis lagu qabtay Dagaalkii Tukaraq

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Akhriso:-Somaliland oo sii daaysay Maxaabiis lagu qabtay Dagaalkii Tukaraq

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00