• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(SAWIRO): Shirka Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaranka oo ka furmay Villa Somalia.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 7, 2016
in Warar
Reading Time: 6 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Duhurnimadii maanta waxaa Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia ka furmay Shirka Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaranka iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda.

Shirkaasi waxaa xubnaha ka qeyb galayo ka mid  ah: Ra’isul-wasaaraha XFS ee uu Xilligiisu dhamaaday, Cumar C/rashiid, Guddoomiyaha BFS ee uu Xuilligiisu dhamaaday, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Madaxweynayaasha Maamulladda Galmudug iyo K/Galbeed, iyo Ku-xigeenadda Madaxweynayaasha  Puntland iyo Jubbaland, Guddiyadda Doorashadda, Xalinta Khilaafaadka Doorashadda iyo Wakiiladda Beesha Caalamka ee ku sugan Somalia.

Kulankaasi oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud guddoominayey ayaa lagu lafaguray qoddobo muhiim ah, gaar ahaan Ajendayaasha khuseeya Hawlaha Doorashadda, waxaana warbixin laga dhegeystay Guddoomiyaha Guddiga Doorashadda, Avvocate Cumar Maxamed Cabdulle.

Waxa uu faahfaahiyey  Hawsha Guddiga, Cabashooyinka taagan, Xal-u-helidda Caqabadaha  iyo sidii Xildhibaanadda cusub loogu fududeyn lahaa Is-diiwaan-gelintooda iyo qoddobo kale.

Hoggaamiyayaasha Madasha waxaa kaloo hor yaallaa sidii xal loogu heli lahaa Cabashadda iyo Dacwadaha Musharixiinta iyo Odayaasha Beelaha iyo sidii loo sixi lahaa qaladaadka muuqda, gaar ahaan Qoondada Haweenka ee la boobay iyo Musharixiinta iyo Beelaha ee la duudsiiyey Xuquuqdooda.

Madaxda Madasha waxaa kaloo laga filayaa inay xal ka gaaraan Tebashadda Maamulka Puntland iyo sidii loogu dhawaaqi lahaa Jadwalka Rasmiga ee Doorashadda Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Madaxweynaha 10-aad ee JFS.

Ergayga Gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Ambassador Michael Keating ayaa u muuqda inuu Madaxda Madasha ku boorinayo inay isku- tanaasulaan, la xaliyo qaladaadka Nidaamka cod-bixinta ee uu Musuqa baahsan harreeyey iyo in dib loogu noqdo Kuraasta Xildhibaanadda ee ay cabashaddu ka jirto iyo in la soo dhamaystiro Qoondada Haweenka ee 30% oo ay ku leeyihiin Labada Aqal ee Barlamaanka soo socda.

Ugu dambeyntii, inta badan 135-ka Hoggaamiye Dhaqameed ee soo dhisay Dowladda Federalka  waxay cabasho badan ka qabaan Faragelinta ay inta badan Madaxda Madasha Qaranka ku carqaladeeyeen Nidaamka Cod-bixinta Doorashadda Labada Aqal ee Barlamaanka iyo sida qaar ka mid ah Musharixiinta loo musuq-maasay Kursigii ay ku tartami lahaayeen.
madasha4madasha2madashamadasha6madasha5

madasha4

©Radio Dalsan

Previous Post

Soomaali iyo Shisheeye kale oo u tahriibaysay dalka Giriigga oo la qabtay

Next Post

Qubanayaal: C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo ka baaqsaday Shirka Madaxda Madasha uga furmay Muqdisho.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Next Post

Qubanayaal: C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo ka baaqsaday Shirka Madaxda Madasha uga furmay Muqdisho.

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Dadka Soomaaliyeed badankood ma isticmalan fiitamiinnada  sabab la xariira  in aysan helin wacyi gelin ku filan oo ku saabsan  muhiimada...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi,...

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kooxda Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah, iyada oo tallaabadan lagu...

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisa 11-aad, iyadoo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane...

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
  • Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
  • Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
  • Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00