War Saxafaadeed ay soo saareen Salaadiintaasi waxay kaga cawdeen 11-ka xubnood ee ay Beelaha wada deggan Waqooyiga Somalia saami uga helaan Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda.
Salaadiinta waxay xuseen inay Ashtako ka yihiin Hab-raaca iyo saami-qeybsigaasi iyo iyadoo aan beelaha laga tirada badan yahay ee degan Gobolada waqooyi.lagu soo darin qoondada 11 xubnood.
Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhamaystiran: