• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

RW Rooble “Madaxweyne Xasan Sheekh Milkiile ka ilaali dalkaan Nin ku keensaday ma jiro”

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 18, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 3 mins read
A A
RW Rooble “Madaxweyne Xasan Sheekh Milkiile ka ilaali dalkaan Nin ku keensaday ma jiro”
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweyne ee uu maalmo kahor kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay VOA-da ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku yimid doorasho xalaal ah oo aheyd midii ugu fiicneyd ee dalka ka qabsoontay, uuna yahay Madaxweyne Soomaali oo dhan isku heyn kara, aduunkana ku heyn kara, uuna soo hoggaamiyay dalkaan.

Wuxuu Rooble ugu baaqay Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Xasan Sheekh inuu si deg deg ah wax uga qabto amniga dalka oo uu xusay inuu marayo heerkii ugu xumaa iyo inuu wax ka qabto dhinaca dhaqaalaha dalka, isagoo tilmaamay in shaqo la’aan baahsan ay jirto xiligaan, kana shaqeyso sidii kor loogu soo qaali lahaa dhaqaalaha

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caddeeyay in tala ugu muhiim uu siinayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay tahay inuu iska ilaaliyo in uu dalka uu yeesho milkiile ama shaqsi si gaar ah awoodda dowladda wax weliba uga soo sameysanaya.

“Madaxweyne Xasan Sheekh Milkiile dalkaan ka ilaali Soomaali aday ku doorteen nin ku keensaday majiro, go’aanka adiga iyo Ra’iisul Wasaarahaaga iyo inta xukunka kula joogta kaliya ha idinku ekaado cid kale haku aaminin,” ayuu  ku yiri Ra’iisul Wasaare Rooble wareysiga ay la yeelatay Idaacadda VOA-da.

Dhinaca kale Rooble ayaa sheegay in heerar kala duwan loo soo maray ka gungaarista doorashooyinkii dalka ka qabsoomay, wuxuuna  intaas kusii daray in Xukuumaddiisa dedaal xooggan ay gelisay sidii ay uga gudbi lahayd caqabadaha siyaasadeed ee la hor dhigay si loo hor istaago dhammeystirka doorashada Soomaaliya.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka SOomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo doorashadii dhacday uga guuleystay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Previous Post

Jubbaland oo ka dalbatay MW Xasan Sheekh inuu G/Gedo dib ugu soo celiyo gacanteeda

Next Post

Wasiir uu xilkii ka qaaday Axmed Karaash oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Q/Midoobay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party
English News

Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party

May 15, 2025
Next Post
Wasiir uu xilkii ka qaaday Axmed Karaash oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Q/Midoobay

Wasiir uu xilkii ka qaaday Axmed Karaash oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Q/Midoobay

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
  • Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00