Ra’isul wasaare Kheyre oo Soo xiray Shirka Wada Tashiga Hormarinta Warbaahinta

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa galabta soo xiray shirka wada tashiga hormarinta warbaahinta Soomaaliyeed oo ay Muqdisho ka daah furtay wasaaradda Warfaafinta xukuumada Soomaaliya.
 Shirkaan ayaa socday Seddexdii maalin aynu soo dhaafnay, waxaana ka qeyb galay wasiirada warfaafinta maamul goboleedyada hoosyimaada dowladda federaalka iyo madaxda ururada warbaahinta, iyadoo looga hadlay mudada uu socday shirka hormarka warbaahinta, wax ka badalka qodobada qaar xeerka saaxafada ee la meel mariyey sanadkii hore iyo barnaamijka wacyigelinta bulshada.
Ka qeyb galayaasha shirka iyo madaxda wasaaradda warfaafinta ayaa isla meel dhigay qodobadaas, kana soo saaray warsaxaafadeedkan hoos ku qoran:
;

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media