• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ra’isul-waasaraha Ethiopia oo door-bidaya in Madaxda haatan haysa Talada Somalia dib loo soo doorto .

Bilan Media by Bilan Media
February 4, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa wareysi uu siiyey Universal TV kaga hadlay xaaladaha dalka Somaliya, sida Doorashooyinka, dibu-u-kabshada dalka, ciidamadooda ku sugan Somaliya iyo faragelintooda dalka.

Waxa uu sheegay in xukuumaddiisa ay saaxib dhow la tahay Madaxweynaha talada haya oo mar labaad xafiiska u tartmaya ee Xasan Sheekh.

Waxa uu bogaadiyay wax-qabadka dowladda Xasan Sheekh Maxamud ee afartii sano ee la soo dhaafay iyo Hoggaanka maamul-goboleedyada Somaliya.

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Hailemariam Desalegn,ayaa hoosta ka xarriiqay in hoggaanka federaalka iyo dowlad-goboleedyada Somaliya dadkooda ku hageen hab taageeraya.

“Waxay ila tahay oo aan ku amaanayaa hoggaanka Somalida,ee haatan,  guud ahaan hoggaanka federaalka iyo maamul-goboleedyada, maxaa yeelay waa iyaga kuwa hoggaaminaya hannaanka, waxay ku horkaceen hab gacansiinaya Somalida.”

Geesta kale, Ra’iisul wasaare Desalin, oo la weydiiyay in hadalkiisa loo qaadan karo inaysan lahayn Murashax gaar ah, ayaa yiri.

“Hagaag, kuwa annaga nala shaqeeya iminka waxaanu nahay saaxiibo isu dhow, haddii arrimahu ku sii socdaan sidaas, waanu doorbidi lahayn, taasi kama dhigna mid naga reebeysa dadka kale, sababtoo ah mid waloo ka mid ah waanu la soo shaqeynay oo xiriir ayaan leenahay.  Marka taas laga tagana waxaanu la soo shaqeynay maaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, waxaa kaloo aan la shaqeyn karnaa madaxweyne iyo ra’iisul wasaare cusub.”

Hadalka Ra’isul wasaaraha Ethiopia, ayaa ku soo aadaya iyadoo Arbacadii aan ka soo gudubnay, oo ay bisha February kow ahayd, ra’iisul wasaaraha xilliga ka dhacay ee Somaliya Cumar Cabdi Rashiid, uu ka digay faragelin uu sheegay in dowladaha dariska ku hayaan doorashada Somaliya.

©Radio Dalsan

Previous Post

Murashixiin Madaxweyne oo ku baaqay in Xarunta Doorashadda Madaxweynaha laga wareejiyo Scoula Polizia.

Next Post

Maraykanka oo Markab Dagaal u soo diray Xeebaha dalka Yemen.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Next Post

Maraykanka oo Markab Dagaal u soo diray Xeebaha dalka Yemen.

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si isdaba joog ah uga shaqeynaya soo celinta bilicda caasimadda iyo...

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

by Liban
May 13, 2025
0

MIRALE, SOMALIA — The United States Africa Command (AFRICOM) has confirmed that it carried out a targeted airstrike on May...

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Waxaa la filayaa in toddobaadkan si rasmi ah magaalada Muqdisho loogu dhawaaqo urur siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Caddaaladda iyo...

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Goboleedka Puntland ayaa baaq degdeg ah u dirtay Beesha Caalamka, iyada oo ka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
English News

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Blood and Water Cannot Flow Together”: Indian PM Modi Delivers Stern Warning to Pakistan Amid Fragile Ceasefire,
English News

“Blood and Water Cannot Flow Together”: Indian PM Modi Delivers Stern Warning to Pakistan Amid Fragile Ceasefire,

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Lands in Saudi Arabia, Showers Crown Prince Mohammed bin Salman with Praise Ahead of Gulf Tour
English News

Trump Lands in Saudi Arabia, Showers Crown Prince Mohammed bin Salman with Praise Ahead of Gulf Tour

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
  • U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
  • Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
  • Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00