Qatar oo Markale Magaalada Muqdisho keentay Deeq Gargaar ah

Diyaarad siday gargaar ka yimid Dawladda aynu walaalaha nahay ee Qatar ayaa maanta markii labaad timid Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Gargaarka labaad ee dowlada Qatar uga weyb qaadaneyso fatahaadaha Wabiyada dalka ayaa ah wejigii labaad waana deeq ka duwan tii hore oo ku koobneyd Agabka dhaxanta, maro kaniicooyinka, Maacuun iyo Daawo.

Guddiga gurmadka fatahaadaha Wabiyada oo Gargaarkaan la wareegay ayaa wada qorshe si deg deg ah gurmadkaan loogu gudbinayo gobolada fatahaaduhu ka jiraan.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media