Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Shalay Ka Dhacay Muqdisho

Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu qaaday Hotelka Central oo ay Masuuliyadiisa Sheegatay Al Shabab.

Kay Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay ku guuleystay Dib u dhiska Dastuurka iyo Ammaanka Dalka Soomaaliya.

Weerarka waxa ku dhintay dad ka badan 25 qof waxana masuuliyadiisa sheegatay Al Shabab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor