• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 9, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Koonfurta Afrika oo la filayo inay Dibu dejin ka helaan Maraykanka iyo Kanada

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 21, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Soomaalida ku nool dalka Koonfurta Afrika ayaa waxay ku sugan yihiin xaallad cabsi leh, iyadoo ay inta badan  la kulmaan  boob, dil iyo cabsi-gelin ku salaysan Isir-nacayb.

Welwelka xooggan ee haysta Soomaalida ku nool Koonfurta Afrika  ayaa waxay badankooda nafta ku samir siiyaan inay mar ay ahaataba ka heli doonaan Dib-u-dejin dalalka Reer Galbeedka, gaar ahaan Maraykanka, Kanada, Sweden iyo Australia.

Afhayeennadda Xafiis-gobaleedka Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ee dalka Koonfurta Afrika, Tina Geeli ayaa sheegtay inay dalalka Maraykanka, Kanada iyo Australia yihiin saddexda waddan ee bixiya Dib-u-dejinya ugu badan.

Waxay kaloo sheegtay inay jiraan Waddamo kale oo iyagana dib-u-dejin u fidiya Qaxootiga ku nool dalka Koonfurta Afrika, waxayna xustay inay muddo dheer oo ilaa saddex sanno qaadan karto inta Qaxootiga sugayo Jawaabaha codsiyadooda Dib-u-dejinta ah.

Afhayeenadda waxay sheegtay in xilligan oo ay Falal Isir-nacayb ah ka socdaan dalka Koonfurta Afrika inay Dowladaha qaabila Qaxootiga dedejin doonaan Codsiyadda dadka magangelyo-doonka ah.

Waxay kaloo carrabka ku dhufatay inay jirtay xilli ay Hay’adda UNHCR ka furteen Xafiis Gobalka Bariga Keeb, iyadoo ay markaasi socdeen falal Isir-nacayb ah oo si gaar ah loogu weeraray dadka Soomaaliyeed.

“Dib-u-dejinta ma aha wax hal habeen ku dhamaanayo, waxaan helaynaa codsiyo badan oo ka imaanayo dadka shisheeyaha ee dhibaatadda ku hayso Koonfurta Afrika” ayey tiri Afhayeennadda Xafiis-gobaleedka Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ee dalka Koonfurta Afrika, Tina Geeli oo la hadashay Warbaahin laga leeyahay dalka Zambia.

Waxay intaasi raacisay in ay Hay’adda UNHCR sannadkan gudbisay 1,534 kiis oo shisheeyaha qaxootiga ku ah Koonfurta Afrika ku codsanayaan  inay Dib-u-dejin ka helaan dalalka kale ee horumaray.

Dhinaca kale, Shabakadda Wararka ee www.bdlive.co.za   ayaa qortay inay 1,206 qof oo qaxooti ku ah dalka Koonfurta Afrika sugayaan jawaabaha  codsiyadooda Dib-u-dejinta ee sannadkan.

Sannadkii hore, 848 Soomaali ku noolayd dalka Koonfurta Afrika ayaa ka mid noqotay  in ka badan kun qaxooti ah oo Dib-u-dejin ka helay dalalka Maraykanka iyo Kanada.

Previous Post

Dhageyso:Barnaamijka caweyska Dalsan ,20-04-2015

Next Post

Kabtankii waday Doonidii ay ku naf waayeen boqolaalka Tahriibayaasha oo ay Somali ka mid ahayd oo la qabtay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Next Post

Kabtankii waday Doonidii ay ku naf waayeen boqolaalka Tahriibayaasha oo ay Somali ka mid ahayd oo la qabtay

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika, isagoo...

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan  Muuse Salaad Wehliye ayaa madax ka socotay dowlad deegaanka Soomaalida kala wareegay Saanad ciidan oo loogu tala...

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Madaxweynaha dalka Comoros Mudane Azali Assoumani, ayaa warqadaha Aqoonsiga ah ka gudoomey Safiirka JFS ufadhiya Tanzania iyo EAC, oo sidoo...

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

by Liban
July 9, 2025
0

The President of the Union of the Comoros, H.E. Azali Assoumani, has officially received the credentials of the Ambassador of...

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC
English News

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia
English News

SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
  • Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
  • Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
  • President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00