Wareysi kooban oo uu VOA siiyey Pro Yaxye Sheikh Camir oo qeyb ahaan la soo dhigay Facebook ayuu sheegay Pro Yaxye in la rabay in isaga la khaarijiyo uuna ahaa Bartilmaameedka.
Pro Yaxye ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay 7 koox dadka ku dilaan uuna garaneyn qolada ay ahaayeen kuwii dili rabay ee Alle ka bixiyey.
Gaariga Pro Yaxye ayaa maanta lagu xiray miino waxaana ku geeriyooday walaalkii Cumar shiikh Camir
Qoraal uu soo dhigay facebookiisa ayuu ku sheegay in kursiga uu fadhiyey lagu xiray qaraxa balse Aalle ka badbaadiyey xiligaasna uu ka dagay gaariga .