The Commissioner of Somali Disaster Management Agency (SoDMA) Mahamud Moallim along with senior Galmudug state officials laid the foundation stone ...
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga mudane xil.Yuusuf Geelle Ugaas. ...
Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa u magacawday guddi ka kooban shan garsoore si ay u kormeeraan baaritaanka lagu hayo dilka ...
Howlgalka Midowga Afrika ayaa ka hadlay qabsashada ciidamada dowladda Soomaaliya ee Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha dhexe, taasi oo dhawaan ...
Somali National Army (SNA) backed by the clan militia group Ma'awisley on Monday took over the strategic town of Adan ...
Isbaheysiga Dimoqraadiyad doonka ah ee ciidanka Xorriyadda iyo kooxda kale ee Change -ama isbedel ayaa saxiixay heshiis bilow ah oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan dalka Jabuuti, waxaana hadda socota ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka ...
Warbixin uu daabacay wargeyska caaanka ah ee Washington Post ayaa muujinaysa in ciidamo Ethiopian ah oo ilaalinayey maxaabiis iyo dadka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- {C/naasir ...
The Somali delegation led by the Minister of Labour and Social Affairs Hon. Yusuf Mohamed Adan has concluded its participation...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...
Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.