Wararaka naga soo gaaraya Xafaadda Saybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaasi ka dhacay qarax ...
Uhuru Kenyatta madaxweynaha dalka Kenya ayaa xalay Qasirga madaxtooyada dalkaasi casho sharaf ugu sameeyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ...
Wararka naga soo gaarayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku waramaya in amaanka aad loo adkeeyey, xilli habeen ...
Mudanayaasha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay dib ula laabteen Mooshin dhawaan ay ka ka keeneen madaxweynaha maaulkaas Shariif ...
Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe) madaxweynaha maamulka Jubbaland oo ka hadlaayey golaha wasiirada cusub ee Taladadii aanu soo dhaafnay ...
sida ay Dalsan u xaqiijiyeen dadka deegaanka waxaa caawa aga-gaarka Seybiyaano lagu dilay askari ka tirsan ciidanka dowlada Soomaaliya. kooxo ...
bambada nuuca gacanta laga tuuro ayaa kooxo hubeesan waxa ay caawa ku weerareen hoyga mid kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ...
war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku xugeynka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay baaqa ...
Waxaa maantay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha uu deeqo lacageed ka kala helay: Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliye, gaarahaan Akadeemiyada Booliska ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u dhaliishay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo ku eedeysay inuu ku guuldarreystay dhaqan-gelinta...
Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dab lagu qabadsiiyay mid ka mid ah masaajidda ugu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu ku muujiyay walaac xooggan, isaga oo digniin...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.