DEG DEG: Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Wararaka naga soo gaaraya Xafaadda Saybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaasi ka dhacay qarax gaari waxaana ka soo baxayay warara kala duwan.

Goobjoogayaala ku suagana Saybiyaano ayaa u xaqiijiyay Idaacda dalsan in qarax uu ahaa mid gaari hase’ahatee  aysan ogeyn in uu yahay Ismiidaamin ama wax ku xirnaa Gaariga qaraxay.

Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa,waxaana goobta qaruxu uu ka dhacay gaaray ciidamada Dowladda,Faah-faahinta ku saabsan goodhow ayaan idin soo gudbin doonaa.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media