warka saaky waxaa aqrinaysa fardowsa maxamuud sahal waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bri Puntland Yuusuf Maxamed Waceys dhedo oo Saxaafada kula hadlay Boosaaso aya shegay in labadaan Nin lagu ...
Maanta oo Talaado ah ayuu qorshuhu yahay in lagu dhawaaqo natiijada doorashadii 13,kii Bishaan ka dhacday deegaanada Maamulka Soomaaliland. Natiijdan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa ...
Barnaamijka wareega caawa waxa soojeedinaya cabdinaasir socdaal waxaana farsameynaya maxmed cabdulahi cali boy
Maanta oo ay taariikhdu tahay 20-November-2017 waxaa la soo gabagabeeyey tababarkii socday muddadii saddex maalin ahayd 18-19-20 November 2017 oo ...
Wafdigan uu hogaaminayay Wasiir ku-xigeeynka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Prof Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa waxaa garoonka Cadaado ku ...
Xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa gabi ahaanba Caawa shaaciyay in uu qaadacay doorashadii 13,kii Bishaan ka dhacday Soomaaliland oo ...
Warka caawa waxaa soojinaya axmed xuseen cadow waxaana farsameynaya maaxmed cabdulahi cali boy
Taliyihii Ciidanka Boliiska Qeybta Galbeed G/le sare  Maxamed Daahir ayaa xilka laga qaaday kadib markii uu feeray ku simaya taliyaha ...
Deeqdani lacageed oo dowladda Jabuuti ay ugu talagashey in lagu gar gaaro dadkii ku waxyeeloobay mashaqadii 14kii October ka dhacday ...
Madaxweynihii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed  oo maalmahan booqasho ku joogay Muqdisho waxa uu maanta la kulmay Siyaasiga C/qaadir Cosoble ...
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay tacaddiga iyo jirdilka loo geystay...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay kooxo hubeysan oo mucaarad ah ku qaadeen Saldhig Booliis oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa falal lagu khalkhal gelinayey amniga caasimadda, kuwaas oo ay ku kacaan xubno...
Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, G/Sare Macalin Mahdi, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Saldhigga Booliiska Degmada Wardhigley, isagoo faahfaahin...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.