Barnamijka Waxaa Soo Saaray Soona Jeedinaya: Maxamed Cabdi Xasan {Iidle} Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxaa Galabta soo gaaray  wafdi uu hoggaaminayey Afhayeenka Jabhadda ONLF Cabduqaadir Hirmooge (Cadaani) ...
Wadamo ka mid ah Qaarada Yurub iyo Ameeriko ayaa waxaa ka socda wadatashi ay wadaan Golaha isbdel-doonka Jubbooyinka,kuwaas oo doonaya ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka ...
Warka Waxaa Soo Jeedinaaya: Abuukar Axmed Xasan Dayax Waxaana Farsameynaaya: Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}
Ka dib shir maalmihii la soo dhaafay ka socday Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa ugu dambeyn waxaa ...
Dowladda Sacuudiga ayaa xalay waxa ay ku dhawaaqday in Maanta ay tahay Maalinta Koobaad ee Bisha Carafo,sidoo kale Maalinta Talaadada ...
Iyaddoo R/wasaare ku xiggeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo si rasmi ah Xalay u furay in Dekadda ...
Magalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland waxaa maanta kulan ku yeeshay Saraakiil ka socotay ciidamada Midowga Afrika ee ...
Laba caruur ayaa ka mid ah dadkii ku dhawaacmay weerarka toogashada ee ka dhacay agagaarka Moss Side ee magaalada Manchester, ...
Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta xafada suuq Bacaad ee degamda Yaaqshiid waxa ay ku dileyn Nin ...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in Sanadkaan ay martigelinayaan Ciyaaraha Maamul goboleedyada oo sanadkiiba mar lagu qabto dalka. ...
Kinshasa, – A military court in the Democratic Republic of Congo has sentenced former President Joseph Kabila to death in...
Garowe, – The Puntland administration has announced a new security initiative aimed at tightening control in its capital, Garowe, following...
Doha, – Qatar, Turkey, and Egypt are pressing Hamas to issue a constructive response to U.S. President Donald Trump’s new...
Somalia’s struggle with the twin pressures of conflict and climate change was placed centre stage in Mogadishu as the Embassy...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.