Maxamed Cabdi Salaad Nuur iyo Gacal Maxamed Cali Maxamed ayaa loo heystaa in ay ka wada tirsan yihiin Alshabaab gaar ...
Warka Waxaa Soo Jeedinaaya: Abuukar Axmed Xasan {Dayax} Waxaana Farsameynaaya: Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 10-ka bisha Octoober Sanada 2018 kulan ku yeelanaya Xaruntooda ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Libaax Ibraahiim oo howlo shaqo ku jooga dalka ...
Bar Waxaa Soo Saaaray Soona Jeedinaaya: Maxamed cabdi Xasan {iidle} Waxaana Farsameynaaya: Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}
Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Al-Shabaab waxa ay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ku toogteen Shan ruux oo ay ...
Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in saraakiishii Nabadsugida ee dhawaan lagu ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin ...
Ciidamada Milatariga ee Marayanka ayaa sheegay inay duqayn hor leh ka gaysteen deegaanka Kuunyo Baroow ee Gobolka Shabeellada Hoose maalintii ...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug Garabka ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta halkaasi ku dhoortay Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug. ...
Warka Waxaa Soo Jeedinaaya: Maxamed Cumar Maxamuud {Baakay} Waxaana Farsameynaaya: Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud ayaa Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayuu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo ...
Sannadkii 2022, kaamka barakacayaasha ee Hilaac Wanaag ee ku yaala garasbaleey duleedkaMugdishu , waxaa laga billaabay hindise ay dad barakacayaal ah ay si iskaa- wax-u-qabso ah ugumidoobeen si ay xal ugu helaan dhibaatooyin deegaan oo ay sanado badan la tacaalayeen. Ujeeddadu waxay ahayd mid cad: in la helo dhul rasmi ah oo qoys walba uu leeyahaymilkiyadiisa. Iskashigan maaliyadeed oo loo yaqaano ayuuto waa nidaam dhaqameed dhaqaalaysi ah oo ka jirabulshada Soomaaliyeed. Waa nooc hanaan ay xubno ka mid ah bulshada ku midoobaan si ay lacag isugu darsadaan bil ahaan. Bishiiba, qof walba wuu bixiyaa cadad go’an, kadibna hal qofayaa helaya lacagtaas dhan. Wareegyo badan ka dib, qof walba ayaa helaya fursad uu lacagtaasku qaato. Waa nidaam lagu dhiso is-aamin, isla markaana ah qaab bulsheed lagu xalliyobaahiyaha maaliyadeed ee degdegga ah. Qoysaskan oo ay soo sal kiciyeen colaadaha, abaaraha iyo qalalaasaha isbedelka cimilada ayaawaxa ay barakac ahaayeen muddo 7 sano iyo ka badan . Intooda badani waxay muddo dheer kusugnaayeen nolol ku-meelgaar ah, iyaga oo hadba meel u guuraya mar kasta oo laga rarodegaankooda. Qoysaskan oo gaaraya 103, waxay si wadajir ah u garwaaqsadeen in mar walba oo ay meeldagaan la barakiciyo, maadaama dhulku uu leeyahay milkiile gaar ah. Waxaa la arkay in barakaca joogtada ah uu sababayo xasillooni darro nololeed, taas oo saamaysay caruurta, haweenka, iyo guud ahaan bulshada barakacayaasha ah. Barakacayaashu maadaama aysan markii hore haysanin heshiis sharci ah oo ay ku sii joogaan, ayaa waxa ay horseedaysay in marar badan lagu wargeliyo in...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ansixiyay heshiis muhiim ah oo socdaalka la xiriira...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada, kaas oo...
Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhintay halka labo kale ay dhaawacmeen, kadib markii askari ka tirsan ciidamada ilaalinta nabadgelyada...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.