Wararka aan ka heleyno Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xaafadaha iyo waddooyinka waaweyn ...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa saakay ku geeriyooday Diblomaasi ka tirsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya, kaasi oo lgau magacaabi jiray ...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay Xaafad ka tirsan Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Mas’uul la ...
Somaliland ayaa Jawaab ka bixisay hadalkii shalay kasoo yeeray Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ee uu uga ka ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas habeenkii xalay aheyd ay ...
Xeradii Labaad ee ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug lagu xaraynayo laguna tababarayo ayaa wasiirka amniga Galmudug uu isugu geeyey gaadiid ...
Madasha Xisbiyada Qaranka oo ay hogaamiyaan Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go'aannadii ka soo baxay shir ay yeesheen ...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo qabanqaabisay kulan looga hadlayay arrimaha shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta ka dib markii 7dii Abriil ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee Maanta dib ugu soo laabtay ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Wasaaradda Gadiidka cirka iyo dhulka ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay inay la wareegayso Garoomada diyaaradaha ee ku yaalla deegaannada ...
Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhoweeyey soo jeedinta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu 14-kii bishan ku dhawaaqay ...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Biyo Kulule, ku qabtay gaari nooca Dhaynta ah oo siday...
Nin hubeysan ayaa weerar dhimasho leh ka fuliyay magaalada New York, isagoo dilay afar qof oo uu ku jiro sarkaal...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay soo iibsatay laba diyaaradood oo nooca Airbus A320 ah, kuwaas oo lagu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.