Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee xukumadda federaalka Soomaaliya marwo fowsiyo Maxamed Sheekh oo ay weheliyaan wasiirka ku-xigeenka wasaaradda ...
Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa kulan aan caadi aheyn ku yeelan ahaa Golaha Wakiilada ...
Kooxo hubeysan ayaa saacadihii lasoo dhaafay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Taliska Ciidanka Dowladda Federaalka waxaa ay ku dileen ...
Ururka Midowga Yurub ee EU ayaa shaaca ka qaaday inay lacag farabadan ugu deeqeen dalal ku yaalla Geeska Afrika, kuwaasi ...
Waxaa Maanta deegaanka Feer-feer ee ku yaalla xadka Gobolka Hiiraan uu la wadaago dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ku wajahan wafdi ...
Madaxa hay'adda caafimaadka adduunka (W-H-O) ayaa ka digay in xilligan la debciyo xayiraadaha ay dalalka soo rogeen Fayraska Korona awgii, ...
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa goob fagaare oo ku taalla Magaalada Galhareeri ee Gobolka Galgaduug waxaa ay xukun karbaash ah kula fuliyeen ...
Maanta oo sabti ah ayaa waxaa lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ku ...
Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-aad ee ka howlgala deegaanada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen inay isku soo dhiibeen ...
Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Al-Qeyd ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay dadaallada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismacil ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa oo ...
Kadib markii maanta magaalada Boosaaso ay ka dhaceen banaanbayo loogasoo hor jeeday maamulka Puntland gaar ahaana eedeymo ku socday Wasaardda ...
Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,...
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas...
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib...
Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.