Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareysay weerar loo adeegsaday Gantaalo oo Xuutiyiinta iyo kooxo kale ay ku qaadeen ...
Qaraxaan ayaa gordho waxa uu ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir waxaana la sheegay in lala eegtay gaari ay ...
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa beenisay in la beddelay Ambassador Donald Yamamoto. Af-hayeen u hadlay safaaradda ayaa VOA u sheegay ...
 Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa goor dhow ka dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo ay kusoo ...
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  ayaa maanta shir jaraa’id oo uu kaga hadlaayey  diyaargarowgii loo soo galay ...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor  ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyey kullanka golaha wasiirada dowlada gobaleedka ...
Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay kulankii 9-aad Kalfadhigiisa 7-aad,waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha shacabka maxamed Mursal Sheeikh C/raxmaan. ...
Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in ciidammada Soomaaliya aysan laheyn awood ay Al Shabaab uga saari karaan deegaannada ay ...
Wararka laga helayo Xaafadda lagu magacaabo Siisii eek a tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa ku warama in nin ...
Taliyaha ururka 39-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka, Dhamme Maxamed Ibraahim Daa’uud ayaa sheegay in ay wadaan howlgal lagu ...
Wararka ka imaanaya degmada Mahaday ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in saakay halkaas uu ka dhacay qarax Miino oo ...
Bilan Media, oo ah xarunta warbaahineed ee kaliya ee haween u gaar ah ee Soomaaliya laga leeyahay, ayaa ku dhawaaqday...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Kulanka...
Dagaal culus ayaa saaka dib uga qarxay deegaanka Meersiis oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii beelo...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, ayaa hoggaaminaya wafdi ka socda dowladda...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.