Dowladda Australia ayaa "cabasho xooggan" u dirtay dhiggeeda Qatar, kadib markii haween dalkaas u dhashay la sheegay in lagu sameeyay ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xarunta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Jidka Tarabuunka oo halboowle u ah isu socodka Caasimadda, si ...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Israaseeyn kooban oo Caawa dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya, waaxaana kasoo ...
Idaacadda Dalsan ayaa ku Guuleysatay Idaacadda ugu Fiican Muqdisho ee Sanadkaan 2020, waxaana ay heshay Codadkii ugu badnaa ee loogu ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa uu ku leeyahay dhismaha Wasaaradda ee Caasimadda ...
Wasiirka waxbarashada Dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore oo socdaalka ku maraya qaar ka mid ah deegaanada Galmudug ee gobolka ...
Guddiga dowlad Goboleedka Jubbaland ay u xil-saartay baaritaanka dadkii Ciidanka Kenya ay ku dileen deegaan hoostega Magaalada Ceel-waaq ee Gobolka ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa Goordhow gaaray Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland, iyadoo ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Maxamed Nuur Maxamed ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo iska casilay xubinimadii Baarlamaanka Federaalka ayaa waxaa la sheegay ...
Dunida Islaamka ayaa waxaa sare uga sii kacaya baaqyo ku aadan in la qaadaco badeecadaha Faransiiska kadib markii madaxweyne Emmanuel ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta gaaray...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Shirweynaha Qaran...
Dowladda Mareykanka ayaa markale shaaca ka qaaday in aysan wax taageero ah ku bixin doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika...
Mogadishu – Former President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, has welcomed the upcoming national consultation forum proposed by President Hassan...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.