Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya ...
Faah faahino ayaa kasoo baxaya Dab xoogan oo saakay ka kacay Guryo ku yaalla degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir gaar ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa kulan looga hadlayay amniga la qaatay Saraakiisha ciidamada qalabka ...
Waxaa Maanta oo si sabti ah xiran dhammaan goobaha Ganacsiga iyo Suuqyada kala duwan ee ku yaalla Magaalada Garoowe ee ...
Faransiiska ayaa xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee nooca cusub ee fayraska corona ee dhawaan laga helay dalka Ingiriiska. Wasiirka Caafimadka ...
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ka dhaca Banaanax ballaarna oo ay dhigayaan qaar kamid ah dadka deegaanka ...
Gelinkii dambe ee shalay dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya waxaa ay xukun dil toogasho ...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay tallaabo ka dhan ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, xili qaar kamid ...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa daqiiqado kahor degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Nabadoon Caan ahaa oo ...
Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Xeer ilaaliyaha Guud ...
Doon ku degtay Harada Albert ee ku taal xadka ay wadaagaan Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa waxa ay ...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay hadal dhawaan kasoo yeeray Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo ku ...
Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay amar ku socda “dadka ajnabiga ah ee aan haysan sharciga dalka”, kaas oo ku amraya...
Garoowe – Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Somaliland 15 maxbuus oo horay loogu qabtay dagaalladii...
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday isticmaalka baasaboorka ay bixiso Taiwan, iyadoo dadka wata...
Somalia's South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Wednesday received the United Nations Special Representative for Somalia, Ambassador...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.