Duulimaadyadii diyaaradeed ee tooska ahaa ee isaga kala gooshi jiray dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa Maanta Axad ah dib u ...
Hay’adda Muhaajriinta Caalamka ee IOM ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha Liibiya ay qaadeen Hawlgalo lagu soo qabtay in ka ...
Gaadiid farabadan oo nooca xamuulka qaada ayaa waxaa maalmo dhowr ah ku xaniban yihiin Kastamka deegaan lagu magacaabo Alxmadulilaah oo ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay ka hortega Askareynta ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Sudan, Maryama Saadaq Al-Mahdi ayaa waxaa Xafiiskeeda ku qaabishay Danjiraha Somalia u jooga Khartoum, Anbassador ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- & ...
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu ka tirsanaa Ciidanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu kasoo ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa habeenkii xalay aheyd xilka qaadis ku sameeyay mid kamid ah Wasiiro ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u soo celineyso xiriirka diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay dowladda Kenya oo muddo ...
Hawl-wadeeno Caafimaad iyo Bukaan ayaa lagu dilay Duqeyn Madaafiic ah oo lala eegtay Isbitaal ku yaalla Degmadda AFRIN ee Waqooyiga ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
7 qof oo Rayid ah ayaa geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu maanta qarax qabsaday Labo Basaska ...
Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay...
Ugu yaraan 60 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay, halka tiro kale la la’yahay, kadib markii doon ay saarnaayeen...
In a bold humanitarian move and an equally pointed diplomatic message, the Australian government today announced an additional $20 million...
Lasanod, Somalia – Tensions are rising in Northeastern Somalia’s newly formed administration as presidential candidates vying for leadership have issued...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.