Kulan looga hadlaayay amniga Gobolka Hiiraan ayaa Maanta sabti ah waxaa uu ka qabsoomay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolkaas, kulanka ...
Ra'iisul-wasaare Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay wasiiru-dowlayaal gaaraya 61 oo ka tirsan wasaaradaha kala duwan ee dowladda federaalka. Wasiiru ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa Digniin u diray dadka ku Ganacsada hareeraha ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa gaaray Taliyaha howlgalka Mareykanka ee ...
Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad u soo magacowday safiirkeeda cusub ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xariga ka jaray Wado laami ah ...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka qeybta 60-aad ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegeen inuu isku soo dhiibay ...
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Milateriga dowladda Kenya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan kala ...
Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare ee Maamulka Puntland Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta Tababar ku saabsan Maareynta Amniga doorashooyinka ...
Ururka Daacish-ta Gobalka Khorasan ee Afganistan (ISIS-K) ayaa waxaa ay sheegteen weerarkii Isqarxinta ee shalay lala beegsaday Masjid ku yaalla ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayay ayaa gelinkii dambe shalay oo ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.