Dadka degmada Mustaxiil ee dowlad deegaanka Soomaali Galbeed ayaaa ka walaacsan digniin laga soo saaray daadad ka dhalan kara roobabka ...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Shil khasaaro gaystay oo Saaka ka dhacay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ee ...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska, kuwaas oo tababar ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Maxamed ...
Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS oo war kasoo saarta7 xaalada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka Ukraine. Waxaa la helayaa Xog dheeraad ah ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaqadiisa dib ugu celiyay wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abuukar Dayax ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo ay ka ...
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa goordhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay doorashada kursiga Hope058, kaasi oo ay tartamayeen ilaa 7 ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Nasteexo Cabduqadir ...
Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay...
Ugu yaraan 60 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay, halka tiro kale la la’yahay, kadib markii doon ay saarnaayeen...
In a bold humanitarian move and an equally pointed diplomatic message, the Australian government today announced an additional $20 million...
Lasanod, Somalia – Tensions are rising in Northeastern Somalia’s newly formed administration as presidential candidates vying for leadership have issued...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.