Madaxwaynaha Galmudug Axmad Cabdi Kaariye oo uu wehlinayo Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta ay ku shaqeeyaan Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ...
UK ayaa laga yaabaa inay cunaqabatayn kusoo rogaan ciidamada Ruushka iyo jeneraalada looga shakiyo inay galeen dambiyo dagaal, sida uu ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Iska horimaad Ciidamo ka wada tirsan Nabadsugida dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmaray Magaalada Marka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Farxiyo Muraad ...
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka wada bixinta shahaaho siinta Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaanka 11-aad ...
Ciidanka nabad-Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM/ATMIS ayaa Maanta oo Axad ah taariikhdana ay tahay 10-ka April howlgalo ballaaran ka saameyn ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo ku hubeysnaa Bastoolad oo xalay gudaha degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ku ...
Ra'iisal Wasaaraha Pakistan Cimran Khan ayaa lumiyey codka kalsoonida kaddib marki Baarlamaanka dalkaas aqlabiyaddiisii ka codaysay hoggaamintiisa. Arrintan ayaa timi ...
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada hal kursi ...
Ciidamada daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaan lagu magacaabo Godyaanyo oo ku yaalla Koonfurta Gobolka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Salaam Juule ...
MOGADISHU — Somalia’s spy agency claims it has dealt a major blow to al-Shabab, killing several of the group’s top...
NAIROBI — A medical evacuation plane has crashed into a residential building outside Kenya’s capital, killing at least six people,...
MOGADISHU, — A Turkish-owned cargo vessel carrying military hardware is en route to Mogadishu’s seaport after being released from detention...
MOGADISHU, – Somalia will require citizens to hold a new national ID card to obtain passports and travel domestically under...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.