Warbaahinta dalka Uganda ayaa werinayo Kala-horreynta Musharixiinta Doorashadda Madaxtinimadda dalkaasi, waxaana weli Kaalinta Koowaad ku jira Yoweri Museveni oo codadkii la tiriyey ilaa haatan ka helay cod dhan 5,047,754 cod oo la mid ah 61.55%.
Kaalinta Labaad waxaa ku jira Dr. Kizza Besige oo helay codbixin dhan 2,826,644 cod oo la mid ah 34.47%.
5,047,754 Votes (61.55 %)

Yoweri Kaguta Museveni – NRM

2,826,644 Votes (34.47 %)

Kizza Besigye – FDC
122,848 Votes (1.5%)

John Patrick Amama Mbabazi – IND
75,916 Votes (0.93%)

Abed Bwanika – PDB
46,826 Votes (0.57%)

Venansius Baryamureeba – IND
36,940 Votes (0.45%)

Maureen Kyalya Walube – IND
22,213 Votes (0.27%)

Gen. Benon Biraaro – FPU
21,661 Votes (0.26%)

Joseph Mabirizi – IND 21,661 Votes (0.26%)
Waxaa Qoray: Ahmed Hagi Ugaaska
©Radio Dalsan